AMISOM oo bogaadisay Dadkii shacabka ahaa ee ciidankooda ku laayeen Shalambood

Ciidamada Nabad Ilaalinta AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Uganda ayaa lagu eedeeyay in shalay dad shacab ah ay ku jiraan beeraley ku laayeen deegaan katirsan gobolka Shabeelaha Hoose. Al Shabaab ayaana weerar gaadmo ah ku qaaday ciidamada AMISOM xili ay marayeen inta u dhaxeysa Golweyn iyo Danow, waxaana weerarka kadib la sheegay in … Continue reading AMISOM oo bogaadisay Dadkii shacabka ahaa ee ciidankooda ku laayeen Shalambood